Ninkaygu haduu diinta caayo ma ka furmayaa ?
Haa, waad ka furmaysa marka waa in culimada loo tagaa oo dib loo meheriyaa gabadha ,asaguna dib u soo ashahaataa. Waayo diinta islaamka ayuu ku qabay gabadha , haduu diintii caayo ma joogayo , xarigu wuxu ugu xirnaa oo ay iskugu mehersanaayeen diinta islaamka , xarigiina maqas ayuu ku jaray. Diinta oo la caayo ,Alle Rasuul, Malaaig oo la caayo diinta waa looga baxayaa.
Tixraac : https://youtu.be/9pqIWIO07Qg?si=h5L44fR1KNjlargf (daqiiqada 9aad)