Sheekhu wuxuu culuumta shareecada ka bartay xalaqaadkii masaajidda Soomaalida . Sidoo kale wuxuu daraasaadka Islaamka ku soo bartay jaamacad ku taalla dalka Pakistan. Wuxuuna duruus kala duwan ka bixiyaa Masaajidda iyo Jaamacaddaha Magaalada Hargaysa.