Soonkii la soo dhaafay safar ayaan jiray oo fidradii ma bixin maxaan sameeyaa?

Haddaba bixi waa dayn kugu maqan oo masaakiin leedahay .


زكاةُ الفطرِ طُهْرَةٌ للصائمِ من اللغوِ والرفثِ وطُعْمَةٌ للمساكينِ من أدَّاها قبلَ الصلاةِ فهيَ زكاةٌ مقبولةٌ ومن أدَّاها بعد الصلاةِ فهيَ صدقةٌ من الصدقاتِ


Salaadda kadib ninki bixiya ilaa goorma lama xadidin ,mar hadday dayn waajib ah tahay sida xaddiis kale nabigu scw ku sheegay:

فدَينُ اللَّهِ أحقُّ أن يُقضَى

Daynta Alle kugu leeyahay ayaa gudis mudan . Xaqa masaakiinta iska bixi Ilaahayna Dambi dhaaf waydiiso intaad la soo daahday.

Tixraac: https://youtu.be/oiwuNrUpBsY?si=Z_IJbtdHmVmipwnA (daqiiqada 26aad)

Logo