Waad ka baxaysa salaada sunnada ah hadii la aqimo tan waajibka ah
إذا أقيمت الصلاة فلا صلاة إلا التي أقيمت
Nabigu SCW wuxuu yiri Salaadda hadii la aqimo salaadi ma jirto aan ahayn midda la aqimay . Salaadda loo aqimay ee waajibka ah mid ahayn ma jiri karto, sidaas darteed adigo sunno ku jira hadii la aqimo waa inaan salaada ka baxid oo waajibka gasho culimada qaarna waxay dhaheen hadii aad salaad sunnada qaybtii u dambaysay aad ku jirto oo aad ka gaari karto Takbiirita iimaamka (Allahu akbarta aad la xiran karto) , waad dhammaysan sunnada , lkn hadii aadan ka gaarsiin karin imaamka xirashadiisa waa inaad ka baxdaa. Aragtidaas culimada ayaa qabta balse xadiisku nabigu scw waxaa weeye hadii salaada la aqimo inaad ka baxdo.
والله أعلم
Tixraac
https://youtu.be/TBPre7TN7mA?si=3zaVmCSDnMUNuz2D (Daqiiqada 2:40)