Dr Khadar Xasan Axmed waa sheekh Soomaaliyeed oo PhD ka haysta Fiqiga , kana soo qalin jabiyay Jamaacadda Islaamiga ah ee Madiino.